Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud Cumar Cali Cabdilaahi ayaa ka qayb galay Daraasad lagu eegayey Tayada biyaha Mooya-sixada oo maanta lagu Soo bandhigay Magaladda Hargaysa. Kulankan ayaa waxaa kasoo Qayb galay Shirkaddaha soo saara Biyaha mooya-sixada, Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka...