Daraasad lagu eegayay tayada Biyaha Mooyasaxada

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud Cumar Cali Cabdilaahi ayaa  ka qayb galay  Daraasad lagu eegayey Tayada biyaha Mooya-sixada oo maanta lagu Soo bandhigay Magaladda Hargaysa. Kulankan ayaa waxaa kasoo Qayb galay Shirkaddaha soo saara Biyaha mooya-sixada, Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka...

Read More

Road Number 1., next hargeisa hospital (0.19 mi) Hargeisa, Somalia

Call Us Now at

Call Us Now at

988

Email Us at

Email Us at

[email protected]