Kulanka Falanqaynta Maamulka Dawooyinka

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka  Jamhuuriyadda Somaliland  oo ka duulaysa kor u qaadista iyo tayaynta adeega maamulka daawooyinka iyo agabka caafimaadka ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furtay kulan lagu faaqidayo maamulka iyo maareynta daawooyinka iyo aqabka caafimaadka si loo hubiyo tayadooda isla...

Read More

Kormeeridda Cusbitaalka Wayn ee Hargeisa

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Maxamed Cabdi Xergeeye iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka Kormeer iyo indho indhayn ku tagay Dhakhtarka wayn ee Magalada Hargaysa. Agaasimaha ayaa mid mid u dul istaagay waadhadhka, goobaha xafiisyadda iyo goobaha...

Read More

Daraasad lagu eegayay tayada Biyaha Mooyasaxada

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud Cumar Cali Cabdilaahi ayaa  ka qayb galay  Daraasad lagu eegayey Tayada biyaha Mooya-sixada oo maanta lagu Soo bandhigay Magaladda Hargaysa. Kulankan ayaa waxaa kasoo Qayb galay Shirkaddaha soo saara Biyaha mooya-sixada, Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka...

Read More

Road Number 1., next hargeisa hospital (0.19 mi) Hargeisa, Somalia

Call Us Now at

Call Us Now at

988

Email Us at

Email Us at

info@somalilandmohd.com