Madaxweynaha JSL. Mud: Muuse Biixi Cabdi oo Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL si gaar ah ugu mahadiyay masuuliyada iyo hawsha ay qaranka u hayso ee adeega caafimaadka. Madaxweynaha oo ku gudajira qudbadiisii shirwaynaha Afaraad ee Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay waxa qudha ee uu xusayaa in ay tahay dedaalkii adag ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ay ka […]