Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud: Maxamed Cabdi Xergeeye iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka Kormeer iyo indho indhayn ku tagay Dhakhtarka wayn ee Magalada Hargaysa. Agaasimaha ayaa mid mid u dul istaagay waadhadhka, goobaha xafiisyadda iyo goobaha kale ee ay ka socdaan hawl maalmeedka dhakhtarka. Ugu dambayntii agaasimaha ayaa aooqday Qaybta baadhitaanka […]