All posts by cadnaan cabdi xasan

Daraasad lagu eegayay tayada Biyaha Mooyasaxada

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Mud Cumar Cali Cabdilaahi ayaa  ka qayb galay  Daraasad lagu eegayey Tayada biyaha Mooya-sixada oo maanta lagu Soo bandhigay Magaladda Hargaysa. Kulankan ayaa waxaa kasoo Qayb galay Shirkaddaha soo saara Biyaha mooya-sixada, Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka , Wasaaradda Horumarinta Biyaha, Hay’adda Dhawrista Tayada Qaranka iyo maamulka Wakaaladda Biyaha. Daraasaddan oo dulucda […]

Read More